Video:-Suldaankii Beesha Habar Yoonis oo ay dhaawaceen Maleeshiyada maamulka Jeegaanta

Suldaankii Beesha HabarYoonis Suldaan Maxamed Muuse (Cune),ayaa xalay si jujuub ah waxay ugala baxeen Ciidamada loo yaqaan RRU ee maamulka Jeegaanta Masaajidka Al-Ansaar xaafadda Kiiniya ee magaalada Burco.
 
Wararku waxay sheegayaan in xiliga Suldaanka la qabanayay la dhaawacay oo lagu dhex toogtay Masaajidka dhexdiisa Suldaan.
 
Dhaawaca Suldaanka,ayaa aad u culus waxaana lagu dabiibayaa isbitaalka Magaalada Burco.
 
Shacabka Burco,ayaa aad uga carooday dhacdadan waxayna abuurtay khalkhal iyo kacdoon shacab dhacdadan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka