Video:-Iska hadloow Ina Cali Waraabe!!

Aad waxuu ujeclaan lahaa in la yiraahdo waxaa Laascaanood isku haya laba Dowladood oo lakala yiraahdo Somaliya iyo Somaliland,kuwaasoo isku haya xuduudii gumaystaha.
 
Ujeedka hadalkiisu waa in uu dagaalka ka duwo dhanka beelaha oo ujiheeyo dhanka kale.
 
Fayasal miyuusan ogayn in laga xog ogaalsan yahay,laga horeeyo waxa laysku hayana ay Somali weyn guud ahaan ka dharagsan tahay,sidoo kale beesha caalamku isaga uga xog ogaalsan tahay xaalka yaala Laascaanood.
 
Ogow Faysal mahan beelaha ku bahoobay Jeegaanta,balse waa awr Kiraale loo adeegsado beesha uu kasoo jeedo ee Garxajis,taasoo lagu hayo Dulmi iyo colaad joogta ah.
 
Majeerteen iyo Cidagale dhalasho ahaana ma sina Dad ahaana ma sina,Deegaan ahaana ma sina ee wax kale la shir imow.
 
Colaada Tukaraq waxa hurinaya oo ujeedada guracan ka duulaya waa beelaha ku bahoobay Jeegaanta,.
 
Cida difaacanaysa ee lagu gardaroonayana wa abeelweynta daarood ee ku bahoobay Nidaamka Puntland.hoos akd aawo muuqaalka Faysal Dhurwaa oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka