hawlgalkii dib uxoraynta Sool oo si rasmi ah ubilowday!!!

Si buuxda ayuu ubilowday hawlgalki dib u xoraynta Sool isagoo barakaysan,

Durba Ciidanka Difaaca Puntland waxay gaareen guulo la taaban karo.

Dagaalku waxuu si rasmi ah uga socdaa sadex aag oo kala ah:-

1.Jihada galbeed.

2.Jihada bari.

3.laamiga dheer.

Ciidamada difaaca Puntland ee laga gardaran yahay ilaa iyo hada waxay gaareen guulo.

 

 

Xogtoo dhamaystiran la soco…