Video:-Shacabka iyo siyaasiyiinta Haylaan oo taageeray hawlgalka dib u xoraynta Sool

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Gobolka Haylaan ee Puntland oo ku baaqay in la garab istaago hawlaglka dib u xoraynta Sool iyo Ciidanka Difaaca Puntland.

Siyaasi Doonyaale oo mar soo noqday Wasiirkii xanaanada Xoolaha Puntland ,ayaa ku baaqay in uu shaqsina ugarab istaagayo Ciidanka ,isla markaana ka codsanayo bulshada Gobolka Gaylaan in ay garab istaagaan Ciidankooda,hoos ka daawo muuqalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka