Wararkii ugu danbeeyay Ee hawlgalka dib uxoraynta Sool

Boocame iyo Tukaraq Ciidamada difaaca Puntland si buuxda ayay u nadiifiyeen gacantana ugu qabteen.
 
Sidoo kale Maxaabiis gaaraysa ilaa 40 ayay Ciidamadu ka qabteen Maleeshiyada Jeegaanta ,kuwaasoo hada loosoo wado saldhiga dhexe ee Garowe.
 
Wararka waxay kaloo xaqiijinayaan in Taangigii Saabuun uu dib ugu soo laabtay gacanta Ciidamada difaaca Puntlad.
 
Dhamaan xogahan waa kuwo hada soo dhacay si rasmi ahna looma xaqiijin karo.
 
 
La soco wararka ugu danbeeya daqiiqad walba.