Video:-Khayre oo gaaray Adis-ababa

Khayre waxuu gaaray Adis-ababa isaga iyo wafti uu hogaaminayo .
 
Waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Dowlada Fadaraalka Itoobiya.
 
Khayre waxuu la kulmi doonaa inta uu joogo Adis-ababa Ra’isalwasaaraha itoobiya Axmed Abiye.
 
Wararku waxay sheegayaan in uu Adis uga sii horeeyay Agaasimaha Madaxtooyada Villa Somaliya Fahad Yaasiin ee lagu xanto in uu xiriiro laleeyahay sirdoono kala duwan.
 
Si dhab ah looma oga ajandaha miiska saaran ee ay kawada xaajoon doonaan Khayre iyo Abiye.
 
Abiye,ayaa ah siyaasi wax badan kaga duwan ra’isalwasaarihii ka horeeyay ee Desale,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka