Video:-Maleeshiyaadkii Dharkayn-geenyo oo kusii biiray Puntland

Dharkayn-geenyo oo is buuxad ugu soo biirtay Puntland.

Guud ahaan maamul iyo Ciidan Dharkayn-geenyo waxay si toos ah u hoos timid garowe.

Dhawaan waxa ahalkaas gaari doona Saraakiil ka socota Ciidamada difaaca Puntland si ay u diyaariyaan Maleeshiyda markii hore ka amar qaadan jirtay maamuka Jeegaanta.

Talaabadan waxay udanbaysay talaabooyin isdaba joog ahaa oo ay iskus ood hiibayeen Maleeshiyaadka markii hore kux irnaa maamulka Jeegaanta.

Labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa kacdoon shacab waday bulsha weynta reer Sool,kuwaasoo ka dhiidhiyay bahdilka Jeegaanta garab istaagayna hawlgalka dib u xoraynta Sool ee ay wadaan Ciidamada difaaca Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkn hoose ka daawo muuqaalka