Dowlada Puntland oo amartay in Hawada laga saaro Tv-ga maamulka Jeegaanta

Wareegto kasoo baxday Xaafiiska Wasiirka warfaafinta Dowlada Puntland,ayaa lagu amray in Hawada looga soo saaro Tv-ga maamulka jeegaanta ee Hargaysa.

Tv-gan ayaa faafiya dacaayado been abuur ah oo id ku ah midnimada iyo jiritaanka Puntland,hoos ka akhriso wareegtada.

 

 

Hakan hoose ka akhriso:-