Video:-Cumar Faraweyne oo fariin adag udiray maamulka Jeegaanta Hargaysa

Gudoomiyaha Gobolka Nuugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne,oo saxaafada kula hadlayay Xaafiiskiisa maanta,ayaa jawaab adag siiyay maamulka Jeegaanta ee kusoo duulay Dhulka Puntland.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa sheegay in kooxda Jeegaantu ay hadda nafla caari kujirto islamarkaana ay cagta ladhacayso dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.hoos ka daawo muuqaalka shirka jaraaid ee Cumar Faraweyne.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka