Video:-Ilhaan Omar oo heshay kalsoonida Xisbiga Dimuqraadiga Ee Minisota

Xisbiga Demoqraadiga ayaa aqbaley soona dhaweeyey in kursiga Congress-ka oo uu baneynayo Keith Ellison oo Minnesota laga soo doorto ay u tartanto Ilhan Omar oo ka mida congress-ka Gobolka Minnesota.

Keith Ellison ayaa kursiga baneynaya wuxuuna u ordayaa inuu noqdo xeer-ilaaliyaha guud ee gobolka Minnesota.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka