Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Waxuu Dalku galay dagaal Jihaad ah oo dhulka lagu xorayanayo”

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,aya amarkale ku celiyay in ay ka go’an tahay xoarynat dhulka maqan ee Puntland.

Madaxweynaha oo la hadlayay saxaafada,ayaa sheegay in ay galayaan dagaalka Jhaad ah oo looag xoiraynayo dhulka Dastuuriga ah ee Puntland maamulka Muuse Biixi,hoso akd haagsyo codka Madaxweynaha.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Madaxweyne Gaas