Video:-Qalbidhagax oo markii ugu horaysay sii dayntiisa kadib meel fagaare ah ka hadlay

Qalbidhagax sii dayntiisii kadib maanta ayuu meel dad badan iskugu yimaadeen si furan uga hadlay.

Qalbidhagax waxuu si cad usheegay in uu ka shaqaynayao midnimada iyox ornimada Umada Somaliyed.

Mujaahid Qalbidhagax waxuu sheegya in usoo dhiibistisii Itoobiya ay hayd Danbi weyn oo laga galay Umada Somaliyed,.

Qalbidhagax waxuu si aan caadi ahayn ugu mahadceliyay Umada Somaliyed meel kasta oo ay joogto.

Qalbidhagax waxuu baaq udiray Qawmiyadaha Somalida iyo Oromada oo ugu baaqay in ay Nabada kawada shaqeeyaan,isla markaana ay xasuustaan quluubtana ku haystaan mar walba in ay yihiin Dad wada dhashya oo uu ka dhaxeeyo Dal,Diin iyo Dhalasho.

Isku soo wada duuboo Mujaahid Qalbidhagax isagoo xor ah oo ku sugan caasimadii loo gacangaliyay  cid uu ka gabanyaana aysan jirin ayuu ku ciiday oo u dabaaldagay maalinta Xoriyada Somalida ee 1-da Luulyo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka