Video:-France oo reebtay xulkii koobka loo filayay Ee Belgium

Ciyaaraha adduunka ee ka socda dalka Ruushka ayaa waxaa lagu reebay wareegyadii ugu horeeyayba dalal la rumeysnaa inay yihiin kuwa ku guuleysan kara.

Xulka Belgiumka ayaa ka mid ahaa dalalkii loo saadaalinayay sanadkan inay ku guuleysan karaan ciyaaraha adduunka hase yeeshee waxa ay ku hareen ciyaarta Semi finalka oo ay isku soo beegmeen xulka Faransiiska oo ka mid ah wadamada sanadkan muujiyay awood dheeri ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka