Laba Qarax oo xoog leh oo ka dhacay afaafka Madaxtooyada Somaliya(Villa Somaliya)

Laba Qarax oo loo adeegsaday Gawaari ayaa goor-dhaw ka dhacay meel Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya waxaana hada la maqlayaa rasaas u muuqato mid ay ridayaan Ciidamada Ilaalada Madaxtootada.
 
Qaraxa hore ayaa ka dhacay darbiga Taalada SYL ee afafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya halka Qaraxa labaad uu ka dhacay agaagrka Bar Kontarool oo ku taala Isgoyska Ceel-gaabta waxa uuna ku toosnaa wadada gasha Madaxtooyada ee ka timaada dhinaca Dekadda ama Imbuluteeriyada Ceel-gaabta.
 
 
 
La soco wararkayaga danbe ..