Video:-Madaxweyne Gaas oo soo gaaray Belgium siweyna loogu soo dhaweeyay

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo waftigisii oo gaaray Brusels si maqaam sare lehna loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha waxaa garoonka kaga hortagay madax sare oo ka tirsan Dowlada Belgium iyo Midowga Yurub,

Sidoo kale waxaa garoonka xaadir ku ahaa oo si weyn isku soo abaabulay jaaliyada Puntland ee Dalka Belgium.

Madaxweyne Gaas waxuu kaga qaybgalayaa Belgium shir heer caalami ah oo loo qaban ayo Somalida,kaasoo ay kasoo qaybgalayaan daneeyayaasha Somaliya,maalgashadayaal caalami ah iyo madax heer caalami ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka