Video:-Puntland 20-jirsanaysa 20-cesho kadib.WQ.Jibril Qoobey.

Nidaam Dowliya oo sal balaaran laysku halayn karo.lagu naaloon karo,laguna faani karo ayaa Puntland ka hanaqaaday.

Wax ka yar 20-cisho nidaamka dowliga ah ee Puntland waxuu jirsanayaa 20-sano.

20-kaa sano Puntland waxay gaartay horumar dhinacyo badan leh,marka laga eego gees walba.

Puntland waxay horukac ka samaysay dhanka nidaamka Dowliga ah.

Puntland waxay horumar ka samaysay dhanka Caafimaadka.

Puntland waxay horumar ka samaysay dhanka Waxbaarshada.

Puntland waxay horumar ka samaysay dhanka kaabayaasha dhaqaalaha.

Puntland waxay horumar ka samaysay dhanka Biyaha macaan.

Puntland waxay horumar ka samaysay dhanka amniga.

Puntland waxay horumar ka samaysay soo celinta qaranimadii Somaliya.

Puntland waxay horumar ka samaysay xoojinta iyo hirgalinta nidaamka fadaraalka..

Isku soo wada duuboo Puntland maanta jirtaa waa mid lagu faani karo muwaadinka kasoo jeedaana Somali-da iyo caalamka kale maqaam gaar ah uu ku dhex leeyahay.

Hadaba hoos ka daawo muuqaal gaaban oo aan ka diyaarinay dhul xeebeedka Puntland ee quruxda badan..

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka