Video:-Shirka Belgium oo soo gabagaboobay lagana soo saaray warmurtiyeed

Shirkii Brussels uga socday Somalida labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa ka soo baxay war murtiyeed ka kooban 82-qodob kuwaas oo ka hadlayey arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo Bini’aadnimada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka