Hot Topics

Madaxweyne Gaas oo soo gaaray turkiga lana kulmay Madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,ayaa goor dhawayd soo gaaray Dalka Turkiga.

Madaxweyne Gaas,ayaa ku hakashadiisa Turkiga waxuu kula kulmay Madaxweynaha Turkiga iyo xubo ka tirsan Xukuumadiisa,

Madaxweyne Ordagan iyo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxay wada qaateen kulan gaaban oo ku koobnaa isa salaamid iyo is waraysi kooban.

Madaxweyne Gaas ayaa kusii jeeda Dalka Kenya caasimadiisa Nayrobi,isagoo uga sii gudbi doona caasimada Puntland ee Garowe.

Madaxweyne Gaas,ayaa Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ugu qeyb galay Shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya