Golaha Wasiirada Puntland oo meelmariyay xeer muhiim ah

Qoraal ka soo baxay shirkii Golaha wasiirada Puntland khamiista maanta ah ee uu guddoomiyay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa lagu sheegay in dood dheer kadib la ansixiyay xeerkan oo ay soo diyaarisay hay’adda cilmiga denbiyada(The Bureau of Forensic Science).

 

Hakan ka akhriso:-