Ilmo mucjiso ah oo ku dhashay Magaalad muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku dhashay ilmo Mucjiso ah oo aan Madax lahayn wajigana Bahal uga eg Jinsi ahaana aan kala cadayn Lab iyo Dhadig midka uu yahay.Ilmahan,ayaa ku dhashay isbitaalka Kalkaal ee Muqdisho..