Video:-Imran Khan oo sheegtay in uu ku guulaystay doorashadii Pakistaan

A supporter of Pakistan Muslim League-Nawaz (PML-N), waves a party flag as he celebrates during the general election in Rawalpindi, Pakistan July 25, 2018. REUTERS/Faiasal Mahmood - RC124C6A7830
Imran Khan Gudoomiyaha Xisbiga Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ayaa Wararka sheegayaa in uu hogaaminayo tirarada Codkii la tiriyey goobaha codeyna ee wadanka Pakistaan
 
Waxay u muuqataa in Xisbiga dhalinyaradu sida weyn u taageerto ee PTI ee uu hoggaamiyo Imran Khan in uu ku guuleystey doorashadii Arabacdii ka dhacdey dalka Bakistaan, iyada oo la tiriyey codad gaaraya 30% ayuu si weyn ugu horeeyey xisbigiisu, haddii ay dhacdo in Xisbiga PTI guuleysto ayey noqoneysaa in la afjarey labadii Xisbi ii 30 sano ee udanbeysey talada Pakistaan isaga daba noqonayayey,
 
Marka laga reebo Inqilaabkii Milateri.Xisbiga talada haya ee PML-N ayaa durba sheegay in aysan oggolaaneyn natiijada doorashada oo ay ahayd mid aan caddaalad u dhicin.
 
Ku dhawaaqida iyo natiijada waxaa dib u dhigey kadib markii qalabkii lagu shaqeynayey cilad ay gashey, sida ay sheegeen Guddiga Doorashada ee Bakistaan, guddiga ayaa meesha ka saarey in qalabka ay u soo dhaceen Hackers kuwaas oo wax ka bedalay doorashada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka