Video:-Ra’isalwasaare khayre oo si maqaam sare leh loogu soo dhaweeyay Garowe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo goor dhowayd gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada caasimada u ah Puntland. .

Ra’iisul wasaare Khayre iyo madaxweyne Gaas ayaa si wadajir ah salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Puntland.

Ra’isalwasaare Khayre ayaa Barxadda Garowe kula hadlay oo Kumanaan ruux oo isugu soo baxey, kuwaas oo ka qeybqaadannaya soo dhaweynta ra’iisul wasaaraha,kaddibna waxaa loo gudbiyay xarunta madaxtooyada.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka