Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo loo galbiyay Adis-ababa

Warar is khilaafsan oo aan hubanti ahayn,ayaa kasoo baxaya DDSI.
 
Wararkaas,ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay Ciidamada Fadaraalka Itoobiya qabteen,isla markaana u kaxeeyeen dhanka caasimada itoobiya ee Adis-ababa.
 
Xiligii la qabanayay ayay wararka qaar sheegayaan in xoog lagu kaxeeyay jirdilna loo gaystay,halka wararka qaar sheegayaan in raali ahaansho uu ku raacay Cabdi Maxamuud Cumar Ciidanka Fadaraalka Itoobiya.
 
Lasoco wararkayaga danbe iyo waxa soo kordha…