Video:-Wasiirka Maaliyada Puntland oo baarlamaanka horgeeyay Xisaab xirkii Miisaaniyada

Gudoomiyaha barlamaanka dowladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa maanta markale shir gudoomiyey mid kamid ah kulamadii ugu muhiimsanaa ee kal-fadhigii 42aad ee barlamaanka Puntland oo ah kal-fadhigii ugu dambeeyey ee dastuuri ah oo barlamaanka hadda jira yeeshaan.

Kulankaan xasaasiga ah ayaa waxaa su’aalo dhowr ah xildhibaanada barlamaanku ku waydiiyeen wasiirka wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka