Puntland oo ka hadashay weerarada Al-shabaab iyo dilalka qorashaysan (Daawo)

Raid on the apostate encampment at Af-Urur - 100KW SW of Bosaso

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdillahu X. Camey oo waraysi siiyay RTN ayaa ka hadlay weerada Al-Shabaab ay ka fuliyaan gudaha Puntland iyo dilalka qorashayn ee loo gastay haldoorka shacabka.