DEG DEG – Puntland oo sheegtay in meel wanaagsan u marayo xoraynta Gobolka Sool (Daawo)

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdillaahi Xaaji Cumar ayaa sheegay in meel wanaagsan u marayo dagaalka ay ku doonayaa inay ku xoreeyaan Gobolka Sool.

Camey ayaa sheegay in xilligan ay ciidamadeedu diyaar u yihiin dagaalka hadii ay noqon lahayd saanadda.