Video:-Kulan looga arinsanayo amaanka DDSI oo ka dhacay Jigjiga

Madaxweyne xigeenka DDSI ayaa furay kulan balaaran oo ay qayb ka yihiin Laamaha amaanka kala duwan oo looga xaajoonayo xaalada amaan ee Deegaanka.

Ciidamada Milatariga Fadaraalka,Ciidimada Liyuu Booliska ,Fadaraal Booliska iyo Booliska Deegaanka,ayaa kulan iskugu yimdi looga arinsanayy xaalka deegaanka iyo sidii xaalada si caadi ah loogu soo dabaali lahaa kadib isbadalkii maamul ee ku yimdi hogaanka sare ee DDSI,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka