Khilaaf u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federalka Soomaaliya (Daawo)

Gudiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa soo bandhigay khilaaf xoogan oo kala dhexeeya Gudiga Doorashooyinka Soomaaliya.