Video:-Halkee marayaa dhismihii Dekeda Garacad?

Horay waxaa Garacad ugu sugnaa Injineeradii dhisi lahaa iyo qaybta kale ee qalabka lagu dhisi lahaa Dekedda. Shirkada TTN ee dhisaysa Dekedda ayaa ah Shirkad Turki ah, horayna u dhistay Garoonka Caalamiga ah ee Gen Maxamed Abshir ee caasimadda Puntland.

Dhawaan ayuu qalabkan cusubi gaari doona Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, halkaas oo ay kasocoto dhismaha dekeddii ama mashuucii ugu waynaa ee laga hirgaliyo Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ama Geeska Afrika kaas oo ah ah mid iskutashi bulsho ku socda,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka