Ciidanka xoogga Puntland ee PSF oo howl-gal ka sameeyay Ceelaanyo (Daawo)

Ciidanka xoogga Puntland ee PSF ayaa agab waxbarasho gaarsiiyey dugsi kuyaala deegaanka Ceelaanyo ee gobolka Bari.