Video:-Dowlada Puntland oo beenisay in heshiis laga gaaray colaada Tukaraq

Dowlada Puntland waxay maanta xaqiijisay in aysan jirin wax wada xaajood ah oo udhaxeeya iyaga iyo Somaliland.

Gudiga Difaaca Puntland oo saxaafada la hadlay maanta,ayaa faahfaahiyay wada xaajoodyadii dhacay bilihiii udanbeeyay.

Gudigu waxuu sheegay in uusan jirin waxay isla fahmeen ama ku heshiiyeen Somaliland ama ururada IGAD iyo Qaramada midoobey.

Dhamaan wada xaajoodyadii dhacay waxay noqdeen kuwo fashilmay oo kusoo idlaaday is afgaran waa.hadaan nahay Puntland waan diidnay soo jeedin ahayd in ay Somaliland Ganbare ku laabato Puntland Tukaraq takto.

”Dgaal waa dhacayaa oo shacabka Puntland waxaan ugu dhaaranayaa in uu dagaal dhacayo,war Walaahi,Bilaahi Tolaahi dagaal waa dhacayaa hadaysan ka bxiin dhulkaas Somaliland”ayuu yiri Wasiirka gudaha Puntland.

Hadalkan ayaa meesha ka saaraya sheegashadii Somalialdn iyo sidoo kale warkiis uuqiis heegayay in heshiis laga gaaray colaadii Tukaraq,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Halkan ka daawo muuqaalka Wasiirka warfaafinta Qarjab