Video:-Suldaan Cabdicasiis Afguduud”Axmed Madoobe talo maleh tol qabsadana malaha”

Suldaan Cabdicasiis Afgaduud oo ka mid ah isimada Gobolada Jubaland,ayaa si adag u dhaliilay hogaaminta Madaxweyne Axmed Madoobe.
 
Suldaan Cabdicasiis Afgaduud waxuu sheegay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu dadkii caburiyay magaaladii Kismaayo uxiran tahay.
 
”Lama oran karo waxaa kuraasta qaybsaday beesha daarood ee waxaa qaatay guud ahaan jagooyinkii maamulka hal beel ,kuwa la jooga ee magacyada beelaha kale sheegta in ay matalaan waxaa la oran karaa waa Waytaro isaga u adeega oo uu ku sheegay in ay yihiin Madaxweyne xigeeno iyo Wasiiro”ayuu yiri Suldaan cabdicasiis Afgaduud.
 
Suldaan Cabdicasiis Afgaduud ayaa si adag oo faahfaahsan uga hadlay xaalka Jubaland iyo hogaaminta Madaxweyne Axmed Madoobe.

 

Halkan ka daawo muuqaalka