Madaafiic lagu garaacay qaybo ka mid ah Xaafadaha Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic lagu garaacay qaybo kamid ah xaafadaha Xamar
 
Duqeymahan ayaa hada inta lasoo wariyay waxa ay kusoo dhaceen xaafadaha Buurhindi iyo laanta xarunta degmada Warta nabada.
 
Sarkaal katirsan ciidamada dowladda,ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhalatay khasaare dhimasha iyo dhaawac ah oo soo gaartay shacab ku dhaqan degmada Wardhiigley ee Gobalka Banaadir.