Video:-Camey oo markale khilaafay Madaxweyne Gaas kana hor yimid shirka Kismaayo

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,ayaa waraysi uu bixiyay caawa ku sheegay in uu khilaafsan yahay shirka Kismaayo  ee ay Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalku xiriirka ugu jareen Dowlada dhexe.

”Anigu shirkaas horaan uga hadlay waxaana u arkaa mid aan dani ugu jirin Umada Somaliyed,markii hore wa aloo han weynaa balse waxa kasoo baxay gabagabadii mahan wax la qaadan karo”ayuu yiri Camey..

Hadalkan ayaa ah mid waji gabax ku ah Madaxweyne Gaas oo ahaa masuulkii Puntland ku matalayay shirka,sidoo kale khilaafka madaxda sare ee Puntland ayaa ah mid ugub ah oo meel fool xun dhigaya nidaamka dowliga ah,hoos ka daawo muuqaalka Camey..

 

 

 

 

Halkan ka dhagasyo codka Camey