Video:-Khayre oo kulan sagootin ah la qaatay Ergayga xiligiisu dhamaaday Ee Qaramada midoobey

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa haddiyado guddoonsiiyay Michel keating, waxa uuna uga mahadceliyay Shaqadii wanaagsanayd ee uu dawladda Soomaaliya la qabtay intii dalka ka shaqaynayay.

Michael keating oo dhamaysatay xilli hawleedkiisii Soomaaliya ayaa waxaa bedelaya ergayga Cusub ee qaramada midoobay u soo magacaawday Soomaaliya kaas oo lagu Magaabo Nicholas Haysom,isla markaana u dhashay dalka Koonfur Afrika.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka