Video:-Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Caasimada Garowe

Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Garowe kana hadlay shirkii Kismaayo iyo go’aamadii ad-adkaa ee kasoo baxay.

Madaxweyne Gaas oo ah Gudoomiyaha golaha iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa shirkaas maalinkii shalay ahaa soo gunaanaday kana soo saaray Warmurtiyeed ay xiriirkii Dowlada dhexe iyo wada shaqayntii kala dhaxaysay ku hakiyeen,,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka