Video:-Madaxweyne Shariif Xasan oo dib ugu laabtay Baydhabo kana warbixiyay shirkii Kismaayo

Madaxweyne Shariif Xasan oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta Kmg ah ee Maamulka Koonfur-galbeed,ayaa soo dhaweyn ka dib ka warbixiyay shirkii kismaayo ee ay Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ay xiriirka ugu jareen Dowlada dhexe.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka