Video:-Halkee marayaa dhismaha Wadada Galkacyo-Garowe?

Wadadan waxaa hada Daamurka la saarayaa 40-km oo ka mid ah,waxaana bixinaysa dhaqaalaha ku baxaya Dowlada Puntland,halka 40-km ee harayna wajiga labaad uu noqon doono,kaasoo dhawaan isna ku xigi doona,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka