Tahniyad aroos oo ku socota Cismaan Cabdi iyo Marwadiisa Iimaan Sanweyne

Hambalyo ku socota dhamaan faracii reer islaan iyo reer Cismaan qurux.

Anigoo ah Idil Hasan Cismaan Keenadiid waxaan halkan hambalyo aroos uga dirayaa walaalkay Cismaan Cabdi Hassan Warsame islaan iyo marwadiisa quruxda badan Iimaan Sanweyne Xuseen Cigaal Caymo oo arooskoodu ka dhacay caasimada labaad ee dalka Swedan.

 

 

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Islaan waxaa leeyahay guri barwaaqo iyo baraare farxad ku noolaada wiil iyo caano gabar iyo Mala… 😘