SAWIRRO:- Somaliland Oo Wakiil U Magacowday Sarkaal Ka Tirsan Xafiiska Ra’iislwasaare Kheyre.

HARGEYSO(IDIL NEWS)-Maamulka Somaliland ayaa u Magacaabay Wakiilka u jooga Somaliland Dalka Mareykanka Sarkaal sare oo ka tirsan Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sarkaalkan loo Magacaabay Wakiilka Somaliland ee Dalka Mareykanka ayaa lagu Magacaabaa Bashiir Good, waxaana uu maanta Xilkaas kala Wareegay Wakiilkii Hore ee Somaliland u Qaabilsanaa Mareykanka.

Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa illaa haatan wax War ah kasoo saarin Magacaabista Somaliland ee Sarkaalkan ka tirsanaa Xafiiska, waxaana Arrintan si weyn u hadal haya Bulshada Soomaaliyeed.

SAWIRRO.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.