Toos U Daawo:- Munaasabadda Xarig Ka Jarka Jaamacadda Makhir Ee Degmada Badhan.

BADHAN(IDIL NEWS)-Munaasabadda Xarig ka jarka Jaamacadda Makhir ee Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, ayaa haatan Socota, Iyadoona uu ka Qeyb-galayaan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, Xubno ka Tirsan Labada Gole ee Puntland, Isimada Dhaqanka Gobalka Sanaag iyo Bulshada Rayidka ah.

SI TOOS AH U DAAWO XAFLADDA XARIG KA JARKA JAAMACADDA MAKHIR.