Ciidamo Aad U Hubeysan Oo Hareereeyay Madaxtooyadda Itoobiya Ee Addis Ababa (SAWIRRO)

ADDIS ABABA(IDIL NEWS)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya, ayaa Sheeagaya in Ciidamo aad u Hubeysan ay Hareereeyeen Madaxtooyadda looga arrimiyo Dalka Itoobiya

Wararku waxa ay Sheegayaan inaan la ogeyn waxa ay yihiin Ciidamadan, Iyagoona xiray Dhamaan Waddooyinka soo gala Madaxtooyadda, waxaana la sheegay in Xarunta ay Ku jiraan Madaxda ugu sareysa Dalka.

Sidoo kale, waxaa la jaray Internet-kii Magaalada Addis Ababa iyo Qeybo badan oo kamid ah Deegaanada Dalka Itoobiya, Iyadoona Xaaladu ay aad u kacsan tahay.

Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Idil News.

SAWIRRO.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.