War-gelin Ku Socota Dhamaan Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Warbaahinta Idil (Akhriso)

GAROOWE(IDIL NEWS)-Dhamaan Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha ku Xiran Warbaahinta Caalamiga ah ee Idil News, waxaan ku War-gelinaynaa in Barnaamijka Falanqeynta Todobaadka ee Maalin Kastaa oo Jimce ah ka baxay Radio Idil, inaan Todobaadkan ku Eegayno Xaalada Magaalada Gaalkacyo iyo Dilalka ugu dambeeyay ee loo Geystay Dhalinyarada Hal-doorka ah ee Gaalkacyo.

Dhamaan Saaxibadayada ku Xiran Warbaahinta Idil, ee ku Sugan Gaalkacyo Ama u Dhuun Daloola Xaalada Gaalkacyo iyo Dilalka Joogtada ah ee Magaaladaas, waxaa ay nagala Qeyb-qaadan karaan Barnaamijka Falanqeynta Jimcaha, Iyaga oo Si Deg deg ah noola soo Xariiri karra.

Xarunteena Copenhagen-Danmark: 004553548353

Xafiiskeena Garoowe-Puntland: 252-907-262784

                                                  -MAHAD-SANIDIN-

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.