Toos U Daawo:- Madaxweyne Farmaajo Oo Shir guddoominaya Kulankii Golaha Wasiirada.

MUQDISHO(IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa maanta Shir Guddoominaya Shirka Caadiga ah ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo haatan kasocda Madaxtooyadda Villa Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya inta badan Golaha Wasiiradda dowaldda Soomaaliya, Iyadoona uu ku sugan yahay Ra’iisulwasaare Kheyre, Waxaana si weyn diiradda lagu saaraya waxyaabihii u qabsoomay Xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale, Kulanka ayaa looga hadlaya Barnaamijka Tubta loo dhan yahay,Iyadoona Xubnaha Golaha Wasiiradu ay halkaas ka Jeedinayaan Barnaamijyada ay Qabteen iyo Qorshayaashooda.

Toos Uga Daawo Hoos Shirka Golaha Wasiirada XF Soomaaliya Oo Uu Guddoominayo Madaxweyne Farmaajo.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.