Shacabka Boosaaso Oo Baaq u Diray Odayaasha dhaqanka Puntland (Daawo)

BOOSAASO(IDIL NEWS)-Shacabka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, ayaa ka hadlay Nooca Xildhibaan ee ay Puntland u baahan tahay 2019-ka, waxaana ay Sheegeen in Puntland ay u baahan tahay Xildhibaano Aqoon, Waayo Aragnimo leh, una daacad ah Dadkooda iyo Dalkooda.

Shacabka Boosaaso ayaa Sheegay in Odayaasha dhaqanka Puntland  looga baahan yahay inay u turaan Shacabka iyo Dalka, ayna soo Xulaan Xildhibaano si dhab ah u Matali karra Bulshada ku nool Deegaanada Puntland.

DAAWO.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.