Daawo:- Shuruudo Adag Oo Lagu Xiray Musharixiinta U Taagan Doorashada Madaxtinimada KGS (Akhriso)

BAYDHABO(IDIL NEWS)-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha ee dhici doonta 17-ka bisha November.

Warqad ka soo baxday Guddiga doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa lagu soo bandhigay shuruudaha laga rabo inay fuliyaan Musharaxiinta ka hor inta aysan araajidooda gudbin iyo marka ay gudbiyaan.

Shuruudaha ayaa waxa ka mid ah inuu yahay muwaadin Soomaali ka soo jeeda deegaanada Koofur Galbeed, isla markaana aanu qabin Xaas Ajnabi, in aanu gelin dambi culus oo ay Maxkamad xukuntay in da’diisa ka yareyn 40 sano.

Daawo Shuruudaha.

Akhriso Shuruudaha Lagu Xiray Musharixiinta Madaxtinimada Koonfur Galbeed.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.