Beesha ‘Reer Waa Rag’ Oo Shaacisay Xubinta Ku Matalaysa Baarlamaanka Puntland (Daawo)

QARDHO(IDIL NEWS)-Beesha Maxamuud Xajiijle “Reer Waa Rag” oo kamid ah Bulshada Degta Deegaanada Puntland ayaa Magaalada Qardho ee Xarunta Dhaqanka Soomaaliyeed, kusoo Bandhigay Ismahaan Khaliif Faarax, oo ay usoo Xusheen inay kamid noqoto Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

Daawo.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.