DEG-DEG:- Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

MUQDISHO(IDIL NEWS)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu goordhoweyd ka dhacay agagaarka Hotel Muna ee degmada Xamar Weyne.

Wararka qaar ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, gaar ahaan wada dhinac ka marta Hotelkii Muna.

Uuro iyo qiic ayaa la arkayay goobta qaraxa ka dhacay, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare kala duwan.

Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Idil News.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.