Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ? (Akhriso)

GAROOWE(IDIL NEWS)-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Xaaladda Amniga dalka, Joojinta Deegaameynta Cusub, Siyaasadaha Habraacyada Maamulka Shaqaalaha Dowladda Puntland iyo Warbixino Kale.

Akhriso War-saxaafadeedka kasoo Baxay Shirka Golaha Wasiirada Puntland.

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.