Video:-Xildhibaan Fiqi”Weerarkii Hotel saxafi waxuu ahaa mid lasoo qorsheeyay”

Somali men help a wounded civilian who was wounded in a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Saturday, June 25, 2016. A Somali police officer says a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of a hotel in Mogadishu followed by gunmen who were fighting their way into the hotel.(AP Photo/Farah Abdi Warsameh)
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddiga Difaaca uuna ku saxiixnaa guddoomiyaha guddiga, Xuseen Carab Ciise ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu geystay waxyeelo kala duwan oo isugu jiray, dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed.
Guddiga Difaaca, waxa uu xaqiijiyay in la isticmaalay dareyskii cusbaa ee ciidammada xoogga dalka oo ay wateen dableydii hubeysneyd ee ka tirsaneyd al-Shabaab.
Baaritaanka guddiga ayaa billaabanaya ,kaddib markii shir jaraa’id oo u maanta qabtay xildhibaan  Axmed Macalin Fiqi uu ku sheegay weerarka inuu ahaa shirqool la rabay in lagu dilo Xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan dowladda oo deggenaa Hotelka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka